Lacag ku dhaw 1 Milyan Dollar oo ku baxday Doorashada kursigii uu ku guuleestay Muuse Suudi

Waxaa xalay ka bilaabatay magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle doorashada Senatarada Aqalka Sare ku matalaya maamulkaasi, waxaana la filayaa in maanta sidoo kale la doorto Senataro kale. Kursiga ugu adag si weyna loo hadal hayay doorashada Hirshabelle ayaa aheyd kursiga uu ku guuleestay Senator Muuse Suudi Yalaxow ayna kula tartamayeen siyaasiyiin caan ah ay … Continue reading Lacag ku dhaw 1 Milyan Dollar oo ku baxday Doorashada kursigii uu ku guuleestay Muuse Suudi